Golaha Wasiirada Hirshabelle oo la ansixiyay

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Magaalada Jowhar waxaa ay ku ansixiyeen Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble.

71- No need to waste your time searching for a cheap albenza anymore. We offer albenza only for 0.49 USD! mudane oo ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa Ogolaaday in ay Ansax yihiin Golaha Wasiirada maamulka Hirshabeelle.

Kulanka lagu Ansixinaayay golaha Wasiirada Hirshabeelle ayaa intii uu socday waxaa hareeyay Buuq xooggan.
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa horay u sheegay Qaarkood in aysan Aqbali doonin Ansixinta Golaha Wasiirada.

You might also like More from author