Go’aan Laga Soo Saaray Doorashadii Muranku Ka Daba Yimid ee Baarlamanka Somaliland *Daawo*

Ilwareed Online

Ka dib Markii uu sheegay inaan looga guulaysan doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland C.raxmaan Talyanle ayaa waxaa arintaas maanta ka hadlay Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakilada oo Ku Adkeystay Inuu Guuleystay Baashe.

Waxa uu sheegay inuu doorashadaasi ku guulaystay Baashe Maxamed Faarax, islamarkaana ay ku Cadaynayaan in marka hore la Codadka la tiriyey ay Ahaayeen kuwii uu Helay C.raxmaan Talyanle, Wuxuuna soo jeediyey inaan Sharafkooda wax loo dhimin.


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Go’aan Laga Soo Saaray Doorashadii Muranku Ka Daba Yimid ee Baarlamanka Somaliland *Daawo* appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author