Gen. Bad-Maceeye Taliyihii Hore ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo Maanta Muqdisho lagu aasay+Sawiro

Ilwareed Online

Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya maanta Aas Qaran loogu sameeyay Alle ha u Naxariistee Gen Cusmaan Sheekh Cali Bad-maceeye oo horay u soo noqday Taliyihii Ciidamada Xoogga Dalka Dowladdii Cabdiqaasim Salaad Xasan.

Aaska Taliyaha ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad sumcad iyo Magac ku leh Siyaasadda Soomaaliya iyo Bulshada Soomaaliyeed intaba.

 

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Gen. Bad-Maceeye Taliyihii Hore ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo Maanta Muqdisho lagu aasay+Sawiro appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author