Galmudug oo ka cabaneysa ciidamada Puntland iyo kuwo Mareykan ah

Ilwareed Online –

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo garab ka helaya kuwo Cadaan ah ay siqaldan dad uga kaxeestaan dad rayid ah oo ay ka mid yihiin dad Ganacsato ah balse aysan aheyn Shabaab.

Gudoomiyaha Amniga iyo Siyaasada Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Cabdi Xuseen Maxamed oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in howlgalkaas ay masuuliyadeeda leedahay puntland islamarkaana hada kahorna ay sidaan oo kale siqaldan waxyeelo ugu geesteen Shacab reer Galmudug ah.

Waxa uu ugu baaqay Puntland in arimahan oo kale ay ka digtoonaadaan islamarkaana iyagu aysan waxba ka ogeyn falkaasi dhacay Galmudugna aysan u dulqaadan karin dhibaatoyinka soo laab laabana ee laga Geysanayo Galmudug.



Mogadishu – Somalia


Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook :
Ilwareed Online

The post Galmudug oo ka cabaneysa ciidamada Puntland iyo kuwo Mareykan ah appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author