Galmudug Oo Dawlada Soomaaliya Kala Wareegtay Qalabka Ciidanka Boliiska

Ilwareed Online

Taliyaha Boliska Somaliya ayaa maanta Ciidanka Booliska Gaalkacyo waxa uu ku wareejiyay qalab kala duwan,

Qalabka ayaa loogu tala galay in ay ku shaqeeyaan Ciidanka isku dhafka ee labada dhinac kuwaasi oo dhawaan toobar loo soo xiray,

Qalabka waxaa kamid ah Dhar Boliska loogu tala galay iyo Gawaari Ciidan gaar ahaan kuwa Boliska oo loogu tala galay in ay ku shaqeeyaan Ciidanak Boliska,

Waxaa qalabkaasi kala wareegay Taliyaha Boliska Somaliya Masuuliyiin ka tirsna Galmudug iyo Puntland oo goobta xaadir ku ahaa,

Waxay ku balan qaadeen in qalabkaasi ay noqondoonaan kuwa bolshada loogu shaqeeyo isla markana Nabada magaalada lagu sugo.



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Galmudug Oo Dawlada Soomaaliya Kala Wareegtay Qalabka Ciidanka Boliiska appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author