Gabar Taliye Ka noqotay Xaafada somalida ee Islii Nairobi iyo Toogashooyin ay fulisay

Jawaahir Maxamed ayaa noqotay gabadhii ugu horeysay ee taliye ka noqota xaafada Soomaalidu degan tahay Islii ee magaaladda Nairobi.

Gabadhan oo ah sargaalad utalisa saldhig ciidan ayaa ka sheekeysay qaabka ay usuura gashay iney askariyad heerkan gaartay ka noqoto magaaladda Nairobi iyo caqabadaha ay la kulantay.

Jawaahir ayaa soo bandhigtay waxyaabo aad uga yaabiyay intii ay haysay xilkan ah jiifka Waqooyi ee xaafada Islii, halkaas oo ay dhibaatooyin xoogan ka geystaan ciidamada Kenya.

The post Gabar Taliye Ka noqotay Xaafada somalida ee Islii Nairobi iyo Toogashooyin ay fulisay appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author