Gaari Miinaysan oo daqiiqado ka hor ku qarxay Magaalada Muqdisho.

16

Daqiiqado ka hor waxaa laga maqlay qarax xoogan If you want to save on the buying of your Top Avana, you should find someone reliable. We’ve got the best deals, and you can buy your Top Avana for 4.28 at our store! Degmada Wadajir , iyadoo gaariga qarxay ay markii hore gacanta ku dhigeen Ciidamada Dowladda.


Qaraxaan ayaa waxyeelada u badan waxay ka soo gaartay ciidamada Dowladda oo iyagu ku mashquulsanaa inay bixiyaan Miinada.
Dhanka kale 3 Askari ayaa ku dhimatay qaar kalane way ku dhaawacmeen, iyadoo Ciidamada ay Qabteen Ninkii gaariga qarxay waday, halka laba kalana ay halkaasi ka baxsadeen.

You might also like More from author