Feysal Cali Waraabe: “Waan toogan lahaa Coldoon…” +*Daawo*

Hoggaamiyaha xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe ayaa Wareysi uu siiyey Telefishanka Universal Don’t waste your time searching for cheap allegra! You can buy it for $0.46 right now! TV waxaa la weydiiyey xarriga wariye Cabdimaalik Coldoon.

Faysal Waraabe ” Aniga hadaan ahaan lahaa waan toogan lahaa…, Ma ninka heesta ammaanta u qaadday Farmaajo, ammaanka wixii khatar ku haya waan xiraynaa…” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.

HALKAN KA DAAWO

You might also like More from author