Faah faahin la xiriirta Howlgal Ciidamada NISA ku khaarijiyeen Nin ka dhex dagaalamayay Guri ku yaala Degmada Wadajir.

Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa Goor Dhow Toogasho ku dilay Mid ka mid ah Koox Hoobiyaal ka dhex tuurayay Xaafadda Buula-xuubey ee Degmada Wadajir, waxaana Ninka la Toogtay uu galay Guri ku yaalla Xaafadda Buula-xuubey.
Dhanka kale waxaa Qarxay Gaarigii Hoobiyaasha lagu qabtay, iyadoo aan la ogeyn Khasaaraha ka dhashay Qaraxa Gaarigaasi.

You might also like More from author