Dowladda Soomaaliya oo u yeertay Madaxweynaha Puntland.

We offer the most affordable prices for Diovan on today’s market. Make sure to check our offers and Buy diovan for 1.25 USD today at our online pharmacy!

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u yeertay Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in Madaxweynaha Puntland lagala hadli doonoarrimo ku saabsan siyaasadda.
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Gaas ayaa la sheegay in Maanta uu ka soo bixi rabo Magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha Puntland.
Dhanka kale lama oga sababta loogu yeeray Madaxweynaha Puntland inuu yimaado Muqdisho, inkastoo wararka qaar sheegayaan in lagala hadlayo heshiisyada gaarka ah ee Puntland gasho, iyadoo aan wax ka ogayn Dowladda Soomaaliya.

You might also like More from author