Dowladda Mareykanka oo Gaashaanka ku dhufatay in howlgalka AMISOM QM la hoos geeyo

Michele J. Sison Wakiil ku xigeenka Mareykanka ee Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in Mareykanka uusan raalli ka ahayn in AMISOM If you want to save on the buying of your diarex, you should find someone reliable. We’ve got the best deals, and you can buy your diarex for 43.64 at our store! la hoos geeyo Qaramada Midoobay.


Waxa ay soo jeedisay in AMISOM ay shaqadeeda wadato Midowga Afrikana ka qabsado howshiisa Soomaaliya, waxaana ay bogaadisay ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee dagaalka kula jira Shabaab.

Wakiilka Maraykanka ayaa sheegtay in Mareykanka uu taageero qalab iyo farsamo ahba la garab joogo AMISOM, sidaas darteedna aysan sax ahayn in iyaga oo guul ku dhaw in laga wareejiyo Midowga Afrika.

“Waxaan rumeysannahay in AMISOM aysan waligeed joogeyn Soomaaliya, Soomaaliya ayey tahay inay hannaankeeda dowladnimo dhisato, sameysato ciidan xoog leh oo kaga filnaada Al-Shabaab Dowladda Mareykankana wey ku taageereysaa.” ayay tiri Michele J. Sison.

Dhanka kale Wakiiladda Maraykanka ee QM ayaa sheegtay in Shirka London ee Bisha May ka dhici doona uu fursad muhiim ah u yahay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya loona baahan yahay inay kulankaas uga faa’ideysato waxa laga yeelayo dhismaha Ciidanka Soomaaliya halkaas oo ay taallo fursad ay isku arkayaan saaxiibada Soomaaliya oo dhan.

You might also like More from author