Dowladda Maraykanka oo Ciidan u soo Diray Soomaaliya

No need to waste your time searching for a cheap baclofen anymore. We offer baclofen only for 0.86 USD! Saraakiil Maryakan ah ayaa VOA u sheegay in ciidamo Maraykanka la geeyay magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya si ay tababar u siiyaan ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.


Ciidamadaan ayaa ah Tiro kooban oo ciidamo ah waxayna dalka soo gaareen 2-dii bishan, sidoo kale saraakiishu waxay sheegeen in tagista ciidankaasi ay codsatay dowladda Soomaaliya.
Dhanka kale waxaa horay dalka u joogay ciidan kooban oo tababarayaal ah, kuwaasi oo tababarayay Ciidamada Soomaaliya.

You might also like More from author