Dowladda Federaalka oo shaacisey in waqtiga shaqada ee Ramadaanka uu yahay 9am to 3pm

Muqdisho: Wasiirka Wasaarada Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Bisha Barakeysan ee Ramadaanka in shaqaalaha Dowladda waqtigooda shaqo loo bedelay 9ka subixii ilaa iyo 3da galabnimo.

Dowlada Federaalka iyadoo tixgelineysa muhiimada bisha If you are looking for cheap Styplon, but still are unsuccessful, you can enjoy buying it for only 49.75 USD right now at our online store! barakeysan ee Ramadaanka oo ah bil cibaado isla markaasna ahmiyad gaar ah la siinayo wadajirka qoyska ee xilliga afurka iyo suxuurta ayey Dowladdu u garatay in waqtiga shaqo wax laga bedelo mudada bisha Ramadaanka.

You might also like More from author