Dowlada Spain oo Joojisay Aftida Gooni u Gosadka Catalan

dalka Spain waxa mudan dambe soo kordheyse dalab ka imanaye dadka Catalan oo donaya ineey ka go’an dalka Spain waxaana lagu balan sanaa in la qaado afti si loo ogada dadka catalan meesha ay u badan yahiin.

xukuumada Spain ayaa joojisay codbxinta aftida dadka Catalan in ay kaladootan midnimo iyo go’id in ay noqdan dal madax banaan. kooxaha gooni u goosadka u ololeya ayaa waxaa sameyeen abaabul aad u xoogan waxaana  u suurta gashay  dad badan ay usoo baxaan aftiada.

go’aanka dolwada ayaa i bedelay sacado xili ay ka dhimantahay vodbixin. dadweeyn farbadan ayaa isu soo baxay is ay ucodeyaan oo ay mujinyaan rabitaankooda Marka lagaro xiliga codbixinta oo ay ka dhimantahay.  dadka oo raxan raxan su coda ayaa wareegayay xalay oo dhan wadooyinka iyaga oo wato codbaahiye yaal iyo calaka Catalan oo leh astaan gees calanka somaliya u eg

warqaha codbixinta  waxaa ku qoran hal Eray oo ah Goosasho waxana lagu ridya 2 sanduuq mud ay ku qorantahay Haa iyo midkale oo ay ku qorantaha Maya. dadkna waxaa ay ku rididoonaa codkoosa sanduqyada.

dowlada Spain ayaa amar ku bixisay joojint codbixinta. waxaan la amary ciidanka ineey dadka kala diraan. kumaankun ciidan ayaa kasoo baxay xerooyinka, kuwaa oo wato gadiid iyo hub ay dadka ku la diraan.

dadweynaha oo ka dhiidhinaya ayaa joojinta doorashooyinka ayaa isku hareereye goobaha codbixint  iyo sanduuqyada oo la dhigay goobo iskulaad  waxbarasho ah loo asqeeye in ay codbixinta ka dhacado. dadka ayaa sameysteen hooy ku meel gaar wadooyinka dhexdooda melaha codbixinta ka dahceyso si ay qaboowga u galan.

 

xiisadan ayaa jirtay  3 sano lasoo dhaafay xukmada spain ayaa waxaa ay sii waday cadaadisyo ay dadka gooni u goos doonka ku xirxito.  dowlada ayaa hujuuntay maamulka Catalan  waxana ay qabsadeeyn dhismaya dowlada sida isgaarsiint iyo idaacadaha oo la dhigay ciidan si looga ilaaliyo in loo isticmlao lolaha ka dhanka dowlada spain.

 

Catalan Sparetist
Catalan Sparetist

Catalana waxaa ay ku taladaa Wqooyi Bari dalka Spain dadka kunool  lagu qiyaasa  todobo milyan iyo bar. luqad iyo dhaqan u gaar ah leh. waa dad xadaarad iyo qoonleh. dhqaalaha dalkana qeeyb mu hiim ah kuleh. dadkan ayaa daramaye waayadan dabe cadaadis iyo  faquuq ka dhan ah.

Yahay

ilwareed@hotmail.com

ilwareed@yahoo.com

The post Dowlada Spain oo Joojisay Aftida Gooni u Gosadka Catalan appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author