Dood Wariyaashii Ugu Weynaa Soomaalida oo Isku Arkay Hargeysa *Daawo*

Ilwareed Online –

Magaaladda Hargeysa waxaa lagu qabtay dood Xasaasi ah oo ay kasoo muuqden wariyaasha ugu waa weyn Soomaaliya, waxaana kamid ah Yoonis Cali Nuur, Aadan Nuux Dhuule iyo Waji.

Wariyaashan oo ka qeyb galay dood ay sidoo kale goobjoog ka ahayeen wariyaasha kale ayaa waxaa ay isugu xog wareysteen marxaladihii ay kusoo shaqeeyeen iyo waayaragnimadii markii ay BBC katirsanaayeen.


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook :
Ilwareed Online

The post Dood Wariyaashii Ugu Weynaa Soomaalida oo Isku Arkay Hargeysa *Daawo* appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author