Diyaaradii ugu horeysay ee sameysa duulimaad toos ah Muqdisho iyo Nairobi + Video

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka duulay diyaaradii ugu horeysay ee muddo toban sano ka badan duulimaad toos ah ku tagta magaalada Nairobi ee wadanka Kenya.

Diyaaradaasi oo siday rakaab dhan 49-qof ayaa lahayd shirkadda African Express iyadoo si nabad ah ugu degtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Jomo Kenyatta, halkaasi oo ay ku soo dhoweeyeen madax ka tirsan Dowladda Kenya oo uu ka mid yahay Wasiirka amniga gudaha Joseph Nkaisery iyo xubno kale.

Tallaabadaan oo This is a perfect opportunity for you to save on your cefadroxil buy, because we offer it only for 1.42 USD! All is legal and real! ay soo dhoweeyeen shacabka labada dal ayaa jawaab u ahayd heshiis dhex maray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta.

You might also like More from author