Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay Saldhigyo Al-Shabaab ku leeyihiin Gobolka Gedo

Ciidamada Cirka Dalka Kenya ayaa lagu soo waramayaa inay duqeeyeen fariisin Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku leeyihiin Gobolka Gedo You can buy your Venlor for only 1.2 USD, so don’t waste another minute searching and take advantage of our premium offer! ee Koofurta Soomaaliya.


Diyaaradaha Kenya ayaa duqaymo la beegsaday fariisimo Al-Shabaab ay ku leeyihiin Dhulka Howdka ah ee Kabis, waxaana Maamulka Gobolka Gedo ay sheegeen in lagu dilay Weerarkaasi Duqeynta ah illaa 20 Dagaalyahan oo Al-Shabaab ah.
Dhanka kale Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa sheegay in Duqeynta sidoo kale lagu gubay Gaadiid Dagaal oo ay leeyihiin Shabaabka,, iyadoo weli aysan ka hadlin Al-Shabaab in Diyaaradaha Kenya ay duqeyeen Fariisin ay ku leeyihiin Deegaanka Kabis oo hoostaga Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.

You might also like More from author