Diyaarada Turkish Airline oo Soomaalida UK Viso Ku Soo Rogtay *Daawo*

Diyaarada Turkish Airline ayaa la sheegay inay ku Wargelisay Shacabka Somaaliyeed ee ku dhaqan Dalka UK inaysan Caruurtoodu u Raaci karin dalka Soomaaliya, iyagoo aan Wadanin Fiise ama dal ku gal kasoo baxay Dawladda Soomaaliya.

Arintaan ayaa siyaabo kala duwan looga hadlay, waxaana la is waydiinayaa sababta keentay in Waalidiin iyo Caruurtooda la kala reebo, Waxaase suuro gal ah in lagu doonayo in lagu yareeyo Caruurta Qurbaha ka taga ee ku biira Kooxaha Xagjirka ah.

 

You might also like More from author