Diyaarad sidday deeq dawo oo ka dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Cadaado.

Guddiga Gurmadka Abaaraha Qaran ayaa maanta deeq Dawooyin ah ka dajiyay Magaalada Cadaado ee ah  Xarun KMG ah ee maamulka Galmudug.

Deeqdan daawo ee maanta laga gaarsiisay Cadaado  ayaa loogu tala galay in ay ka faa’ideystaan dadka ay saameeyeen Abaaraha gaar ahaan kuwa la il daran cudurada ka dhashay saameyntii abaaraha Our online store has gathered all the best medical deals on the market. This way, you can get your Deltasone for as much as 0.4 USD and save a significant sum! ku dhftay koonfurta iyo bartamaha Soamlia oo ay Galmudna ku jirto iyadoo Deegaanada Galmudug ayaa ka mid ah meelaha sida ba’an uu u sameeyay Cudurka Koleeraha..

Arrintaan ayaa imaaneysa xilli shalay Galmudug ay dooratay Madaxweyne cusub oo maamulkiisi hoggaamin doona, waxaana looga fadhiyaa in uu si caddaalad ah ugu qeybiyo dhibanayaasha dhabta ah ee u baahan deeqdan Dawo.

 

You might also like More from author