Dekedda Boosaaso oo si rasmi ah loogu wareejiyay Shirkad laga leeyaay Imaaraadka Carabta + Sawirro

Dowladda Puntland ayaa ugu dambayntii qalinka ku duugtay heshiiska balaarinta iyo casriyaynta Dekeda ee magaaladda Bosaso, kaasi oo ay la gashay shirkadda DP world ee dalka Imaraadka Carabta.

Heshiiskan oo ka dhacay magaaladda Abu-dubai waxaa dhinaca dowladda Puntland u saxiixay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wasiirka Dekedaha iyo gaadiidka badda Siciid Maxamed Raage iyo dhinaca shirkaddana waxaa u saxiixay madaxda DP World.

Heshiiskan oo muddo soo jiitamayay ayaa Shirkadda DP World waxay maalgalinaysaa dhismaha iyo Casiriyaynta Dekeda oo laga dhigi doono dekeda caalami You don’t want to spend more than needed for your viagra Extra Dosage. This is why you can get it for 2.93 USD right here, right now! ah oo la jaanqaadi doonto dekedaha kale ee gobolka.

Gabagabadii, Heshiiskan waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiyaha barlamaanka Puntland, Wasiirka arrimaha gudaha, Wasiirka maaliyadda, Guddoomiyaha gobolka bari iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda, waxaa kaloo goobjoog ka ahaa ganacsato iyo siyaasiyiin hore.

You might also like More from author