Dekeda Muqdisho oo Qalab lagu baaro waxyaabaha qarxa lagusoo kordhiyey

20

Qalab casri ah oo loogu talo galay in lagu baaro waxyaabaha dalka laga dhoofiyo iyo kuwa ka soo degaya ayaa laga hirgeliyey dekeda Muqdisho.Waxaa qalabkan lagu magacaabaa (Port Scanning Service), waxaana dalka keentay shirkad lagu magacaabo M.T.C oo gaar loo leeyahay.Qalabkan ayaa la sheegay inuu awood u leeyahay hubinta walxaha qarxa, hubinta badeecadaha ka soo degaya iyo kuwa ka dhoofaya, kor u qaadista dakhliga canshuuraha iyo waxyaabo kale.

Wasiirka amniga gudaha Maxamed Abuukar Islow ducaale ayaa sheegay in The great thing about our store is that you can buy your topamax for only 2.55 USD and save big on the purchase! Hurry up to get your best topamax deal now! mashruucan ay meel marisay dowladii hore, uuna faaiido badan u leeyahay hubinta amaanka badeecadaha laga dhoofiyo iyo kuwa laga soo dejiyo dekeda.

Qalabkan ayaa awood u leh in kontaynarada oo xiran uu sheego waxaa ku dhex jira iyo tiradooda, sidoo kale waxa uu awood u leeyahay inuu cadeeyo waxyaabaha laga sameeyo qaraxyada iyo hubka ee lagu qariyo badeecadaha saaran kontaynarada.

You might also like More from author