Degmada Shibis ee G/Banaadir Oo BUS STOP laga hirgaliyey

Ilwareed Online –

HORUMARKA CAASIMADDA: Waxaa Degmada Shibis ee G/Banaadir  laga hirgeliyay in ka badan mudo 30 sanadood ka dib goob gaadiidka dadweynaha ay ku sugaan “BUS STOP”.

Goobahaas oo kale ayaan Waxaa ay lahaan jirtay caasimadda Soomaaliya magaaladda Muqdisho waagii barisamaadkii ay jirtay Dowlad shaqayneysay oo dhista goobaha dadweynaha faa’iidooyinka u leh oo ka wada dhaxeysa ka manaafacaad sadaan, Hadda ay soo laabao rabto goobahaas oo kale ayaa degmadda Shibis laga hirgaliyey goob lagu sugo gaadiidka dadweynaha (BUS STOP).

Sawirada xaquusdiisa Waxaa iska leh Saciid Buna



Mogadishu – Somalia


Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook :
Ilwareed Online

The post Degmada Shibis ee G/Banaadir Oo BUS STOP laga hirgaliyey appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author