DEGDEG: Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Qarax Gaari ayaa goor dhow oo caawa waxa uu Can’t find your Luvox at an affordable price? You don’t need to search anymore, ‘cause you can buy it right here only for 1.41 USD! ka dhacay meel aan sidaas uga fogeyn Hotel Maka Al-mukarama oo ku yaalla wadada shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Qaraxan ayaa waxa uu aha mid Gaarigiisa loogu xiray Sarkaal ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA, kaasi oo si weyn looga maqlay hareeraha goobta uu ka dhacay.

Sarkaalka Gaarigiisa Qaraxa loogu xiray ayaa waxaa lagu magacaabaa C/qaadir Dinix, waxaana soo gaaray dhaawac, iyada oo sidoo kale uu bur bur soo gaaray Gaarigii uu watay.

Ciidanka Dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa NISA ayaa waxa ay gaareen goobta uu Qaraxa ka dhacay, halkaasi ayay baaritaano ka wadaan.

You might also like More from author