Deg Deg: Gudoomiye Ku Xigeenada G/Banaadir oo Saacadaha soo socda lagu dhawaaqi doono

Wararka aanu ka helayno maamulka G/Banaadir ayaa sheegaya in saacadaha soo socda lagu wado in la magacaabo Guddoomiye ku xigeenada cusub ee Gobolka Banaadir, kuwaas All of the finest wellbutrin deals are gathered at our store, and you can take advantage of it right now! Buy your medicine for only 2.45 USD and save on your purchase! oo bedeli donna Ku xigeenadii horay xilkaasi u haayay.


Ku xigeenada la magacaabayo ayaa ah dhalinyaro, iyadoo marki u horeysay ay ka dhex muuqato gabar xilka gudoomiye ku xigeenada loo magacaabayo.
Dhanka kale Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi ayaa loo magacaabay xilka Gudoonka Gobolka 6-dii April wareegto uu golaha wasiirada ka hor aqriyey R/wasaare Khyere, waxaana la sugayaa inuu ku dhawaaqo Ku xigeenadiisa saacadaha soo socda..

You might also like More from author