Deg Deg: Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo goordhow Bilaabatay

Waxaa Are you in need of cheap Trental, but unable to find it? Buy in for just 0.74 right here! goordhow Madaxtooyada Magaalada Cadaado ee Galmudug ka Bilaabatay Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ay Maanta ku Tartami doonaan illaa Saddex Musharax.


Xildhibaanada Galmudug ayaa bilaabay inay dhiibtaan Codkooda,waxaana Goobta ku sugan Saddexda Musharax ee kala ah Axmed Ducaale Geelle Xaaf,Axmed-Shariif Cali Hilowle iyo Prof C/qaadir Maxamed Shirwac.
Dhanka kale Wareega Labaad waxaa u soo gudbi doona Labada Musharax ee ugu Codka badan sida ay sheegeen Guddiga Doorashada Galmudug.

You might also like More from author