Dagaal Qaraar oo Maleeshiyo Beeleedyo ku dhexmaray Deegaan ka mid ah Gobalka Galgaduud.

Wararka ka We’ve got the best prices for Anacin you can find, so make sure that you check our offer and buy it for only 0.6 USD! imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Deegaanka Labi Caano uu dagaal qaraar ku dhexmarayo Maleeshiyo Beeleedyo halkaasi wada degan, iyadoo dagaalkaasi ugu yaraan 7 qof ku dhimtay in ka badan 10 kalane ay ku dhaawacmeen.


Labi Caano Deegaankaasi waxaa ka socda saacadihii la soo dhaafay, Waxgarad ka tirsan deegaankaasi ayaa saxaafadda u xaqiijiyay tirada dhimashada iyo dhaawaca, iyadoo waxgaradka labada beelood ay bilaabeen joojinta Coladaasi.

 
Dhanka kale Waxgaradka Deegaankaasi ayaa ku baaqay in Maamulka Galmudug iyo Dowladda dhexe ee Soomaaliya inay soo fara giliso dagaal beeleedka halkaasi ka socda oo gaaray heerkii ugu sareeyay.

You might also like More from author