Daawo: Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa si kulul u weeraray Dawlada Dhexe

Ilwareed Online

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa si kulul u weeraray Dawlada Dhexe sheegayna inaysan ka ogolaan doonin in lagu Colaadiyo Rabitaanka Reer K/Galbeed in laga hor istaago.

Waxa uu ku baaqay in Dawlada Soomaaliya ay ka deyso fara gelinta Qaawan ay ku heyso Maamul Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Shacabka ku dhaqan Koonfur Galbeed ayuu ka codsaday Shariif Xasan Sheekh Aadan inay ku caawiyaan taageerada uu siiyey Sacuudiga islamarkaana uu sheegay in faa’iido ulahaa inay la saftaan.

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Daawo: Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa si kulul u weeraray Dawlada Dhexe appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author