DAAWO: MUNAASABADA XUSKA 1-DA LUULYO EE LAGU QABTAY MUQDISHO 2014

Gobannimadu waa geed ku baxa dhigga geesiga …waa geed aan giiryaale fulay goosan miraheed….maanta waa kowdii luulyo maalintii xorriyadda iyo midnimada…..Soomaaliya hannoolaato….sanadkaan sanadkiisa allah ha nagaarsiiyo iyadoo argagaxisada Alshabaab ladabargooyey
soomaaliyana soo ceshatay haybaddii iyo sharaftii lagu yaqiin …..Aamiin

The post DAAWO: MUNAASABADA XUSKA 1-DA LUULYO EE LAGU QABTAY MUQDISHO 2014 appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author