Daawo: Mr. Midgaan Iyo Maansooley Q. 10 aad

Asc walaalkay waan ku salaamay, salaan ka dib aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay 1000 jeerna waan kaaga mahad celinayaa inaad soo saartay oo aad waliba dhinac saartay barnaamijkii maansooley ! iminka waxaan soo saaray qayb cusub oo ah tii 10aad, fadlan hawada soo geli oo soo saar, walibana dhinac soo saar ! walaalkay aad baan kaaga mahad celinayaa 1000 jeerna waad mahadsan tahay, waan ku salaamay walaal ! mahadsanid.

You might also like More from author