Daawo: Gabar Somaaliyeed oo Ku Shaqeysata Xirfada Makaanikada Baabuurta

Ilwareed Online –

Nasro Xaaji Xuseen Ibraahim waa gabar Soomaaliyeed oo la soo baxday xirfad iyo karti aanan looga baran Dumarka kale , taas oo maalin kasta qabata shaqo markii hore looga bartay Raga oo kaliyah.

Nasro ayaa ah gabar Da´yar waxeeyna ku shaqeeysataa xirfada Makaanikada maadaama danta ay ku qasabtay . Gabadhaan oo ka shaqeeysa garaash ku yaala magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegtay inay koriso caruur ka yar yar madaama aabaheed yar ruux waayeel ah.



Mogadishu – Somalia


Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook :
Ilwareed Online

The post Daawo: Gabar Somaaliyeed oo Ku Shaqeysata Xirfada Makaanikada Baabuurta appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author