Daawo Diyaarada Air Arabia Oo Saaka Bilawday Duulimaadkeedii Ugu Horeeyay Garoonka Hargeysa

Hargaysa: Diyaarada Air Arabia Oo Saaka Bilawday Duulimaadkeedii Ugu Horeeyay Garoonka Hargeysa iyo M/kuxigeenka somaliand Saylici oo Ka hadlay Xafladaasi soona dhaweeyey.

Hogaamiyayaasha Somaliland oo ka qeyb galay furitaaka duulimaadka cusub ee diyaarada Air Arabia ayaa Waxaa sy ka jeediteen khudbado lagu soo dhaweynaayo furitaanka imaanshaha diyaaradan.

The post Daawo Diyaarada Air Arabia Oo Saaka Bilawday Duulimaadkeedii Ugu Horeeyay Garoonka Hargeysa appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author