Daawo Aqoonyahan M. Caalim oo ka warbixinaaya Khilaafka Dawladda Federaalka iyo Galmudug

Ilwareed Online

Beryahan waxaa soo baxaayey khilaaf soo kala dhaxgalay dawladda Fedelaaka Soomaaliya iyo dawlad goboleed Galmudug, oo maalmahaan la soo dhoofay cirka isko shareeray khilaafkaasi, arinkaasi ayaa waxaa warbixin ku saabsan halka uu maraayo khilaafkooda ay tv Kalsam ka wareysatay aqoonyahan Maxamed Caalim oo degen dalko Finland.

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com

fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Daawo Aqoonyahan M. Caalim oo ka warbixinaaya Khilaafka Dawladda Federaalka iyo Galmudug appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author