Ciidamo Caraysan oo goor dhow la Wareegay Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Cadaado

Wararka laga helaayo Cadaado oo ah Xarunta KMG ah Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamo Gadoodsan ay la If you don’t want to spend a pretty penny for your Prometrium, just buy it right now for 2.49 USD only! wareegeen Madaxtooyada Magaalada Cadaado.


Ciidamadaan gadoodsan ayaa la sheegay inay joojiyeen shaqadii ka socotay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ee Magaalada Cadaado.
Dhanka kale saraakiil ka tirsan Galmudug ayaa ka gaabsaday inay Faah-faahin ka bixiyaan Ciidamada Gadoodsan ee Madaxtooyada la Wareegay, hase yeeshee ciidamada ayaa la sheegay inay dalbanayaan in la siiyo Mushaaraad ay maamulkaasi ku leeyihiin.

You might also like More from author