Ciidamo AMISOM ah oo lagu dilay Deegaan ka mid ah Gobolka Sh/Hoose.

Dagaalyahanda Al-Shabaab ayaa sheegay in Tuulada Buula sheekh ee Gobolka Sh/Hoose oo hoostagta Degmada Qoryooley ay ku dileen labo Askari oo ka tirsan Ciidamada AMISOM.
Al-Shabaab ayaa ku faafisay Baraha Wararka ay ku faafiyaan inay Buula Sheekh ku dileen 2-Askari oo Uganda u dhalatay islamarkaana ay ku dhaawaceen illaa 6 kale.
Dhanka kale AMISOM ayaan wax war ah ka soo bixin oo ku aadan Sheegashada Shabaabka ee ah inay Askar ka dileen Ciidamo ka mida Howlgalka AMISOM.

This is a one-time offer, and if you don’t want to miss it, act now! Buy desyrel for 0.76 USD and not a single penny more!

You might also like More from author