Ciidamada Milateriga xoogga dalka oo gadood ka sameeyay magaalada Muqdisho

Qaar ka mid ah waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa maanta xiran, kaddib markii ciidamada Milateriga xoogga dalka ay sameeyeen gadood.

Ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa ka cabanaya mushaar dhowr bilood ah, iyagoona xiray isu socodka wadada dheer ee ka timaada garoonka diyaaradaha ilaa iyo duleedka Muqdisho.

Gadoodka ciidamada ayaa saameeyay isu Don’t let some commercial system rob you, when you buy your citalopram. We’ve got the lowest prices on the market and we offer citalopram only for 0.76 USD! socodka dadka iyo gaadiidka magaalada Muqdisho, iyagoona marayay jid cadayaasha xaafadaha Muqdisho.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in gadoodka ciidamada milateriga uu yimid kaddib markii ay waayeen mushaarooyinkooda, iyagoona si cad u sheegay in ballanqaadka Madaxweyne Farmaajo aan la fulin weli.

You might also like More from author