Ciidamada Kenya oo sheegay inay Shabaabka ka dileen15-ka mid ah Maleeshiyaadkooda.

Wararka ka imaanya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya Don’t want to spend for your cialis super active more than you should? Buy it for 2 USD right now! deegaanka Catamaa ee Gobolka Gedo oo 100 KM u jirta Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ay ku dileen 15 Dagaalyahan oo kamida Maleeshiyaadka Al-Shabaab.


Afhayeen u hadlay Ciidamada Kenya ayaa sheegay inay Dileen 15-Al-Shabaab ah kadib Howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degaanka Catamaa ee Gobolka Gedo.
Dhanka kale Howlgalka ayaa Ciidamada Kenya waxaa ku weheliyay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.,sidoo kale Al-Shabaab weli ka ma hadlin warka ka soo baxay Ciidamada Kenya ee ah in la tiro Shabaab ah.

You might also like More from author