Ciidamada Jabuuti Oo Loo Tababaray Isticmaalka Diyaaraddaha Drone-Ka

Ilwareed Online

Taliska ciidanka Mareykanka ee Jabuuti ayaa tababar xirfad sare leh siiyay qaar ka mid ah askarta Jabuuti, iyagoo loo tababaray duulista iyo kontoroolka diyaaraddaha aan duuliyaha laheyn ee drones-ka si basaaska loo adeegsado.

Ciidamada loo tababaray drones-ka ayaa waxaa qeyb ka ah labo askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Jabuuti, kuwaasi oo qeyb ka noqon doona kuwa la socda dhaqdhaqaaqa warbixinada ay soo gudbiyaan diyaaraddaha drones-ka ee goobaha Al-Shabaab kaga sugan yihiin Somalia.

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com

fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Ciidamada Jabuuti Oo Loo Tababaray Isticmaalka Diyaaraddaha Drone-Ka appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author