Ciidamada Ammiga Soomaaliland oo xiray Wariye ka yimid magaalada Muqdisho

Ciidamadda Amniga Somaliland ayaa maanta Garoonka magaalada Hargeysa ku xiray Cumar Seerbiya oo ka yimid magaaladda Muqdisho oo mudooyinkii u dambeeyey joogay.

Wariye Cumar Seerbiya ayaa ka hawlgala Idaacada Goobjoog ee fadhigeedu yahay magaaladda Muqdisho.

Laamaha amniga Soomaaliland ma aysan faah faahin sababta ay u xireen iyo dambiga uu galay nooca uu yahay.

The post Ciidamada Ammiga Soomaaliland oo xiray Wariye ka yimid magaalada Muqdisho appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author