Ciidamada AMISOM oo u diiday Madaxweynaha K/Cagta Qaaradda Afrika inuu Booqdo Garoonka Stadium Muqdisho

Ciidamada AMISOM ayaa u diiday in Madaxweynaha K/Cagta Qaaradda Afrika Mr Axmed Axmed, Wasiirka Amniga, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Mas’uuliyiin kale We can fulfill your plavix needs in the best and most cost effective way. Buy your plavix now for only 0.98 USD! oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya kuwaas oo doonayay inay Booqdaan Garoonka K/Cagta Stadium Muqdisho oo ay degen yihiin Ciidamada AMISOM.


Wafdiga oo uu horkacayay Madaxweynaha Xiriirka K/Cagta Qaaradda Afrika ayaa dib uga soo laabtay garoonka Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho,waxaana la sheegay in markii dambe uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu arrinta soo fara geliyay islamarkaana uu amray in Wafdiga ay booqdaan Garoonka Ciyaaraha Stadium Muqdisho.
Dhanka kale Ujeedka ka dambeeya ee Ciidamada AMISOM ay u diideen in Kormeer lagu sameeyo Stadium Muqisho ayaan la ogeyn,mana jirto wax war ah oo ka soo baxay AMISOM, inkastoo la ogyahay in xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya uusan lahayn Garoon uu xirrirka si toos u leeyahay.

You might also like More from author