Burcadbadeed Soomaali ah oo dooni Afduubatay

Koox Burcad-badeed ah ayaa dooni laga leeyahay Yemen , waxa ay ku Afduubteen Xeebaha degmada Eyl gobolka Nugaal sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay.

Saraakiil ka tirsan maamulka Puntland ayaa sheegay in Kooxda Burcada ah ay Afduubteen doonidaasi.

Sidoo kale waxa ay xaqiijiyeen Ciidanka Booliska Puntland in doonida ay Saarnaayeen 10 qof.

Degmada Eyl ee gobolka Nugaal oo ay dhacdaan ka dhacday ayaa waxaa kusii jeeda ciidamo ka tirsan maamulka Puntland.

Burcadbadeeda doonida Afduubatay ayaa la sheegay in ay gaarayaan ilaa Can’t find an affordable solution for the purchase of your zoloft? You’ve found it now! Buy it for $0.38 only! iyo 10 qof.

You might also like More from author