Burcad dhibaato ku heysay shacabka oo lagu wareejiyay maxkamadda ciidamada

4-ta maleeshiyada ah oo lagu soo qabtay howlgal ay ka sameeyeen ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Degmada Warshiiq ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maanta lagu soo bandhigay xarunta taliska ciidanka 12 Abriil ku leeyihiin magalada Muqdisho .

Taliska 12 Abriil ayaa maleeshiyadaan ku sheegay kuwa geestay falal isugu jira kufsi, dhac iyo Don’t waste your time looking for affordable Panmycin deals anymore, because you’ve found it – buy your medicine for 0.92 USD now! jirdil ay kula kacayeen dadka safarka ku maraya Degmada Warshiiq ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, sida uu sheegay taliyaha Ururka 28 aad Guudada 4aad ee ciidanka Xoogga Dalka Korneel Cabdulqaadir Nuur Xasan Qoondhe.

Taliyaha qeybta 12 Abriil ee ciidnaka Xoogga dalka Soomaliyeed Jeranaal Cabdulaahi Cismaan Cagey oo saxafadda la hadlay ayaa sheegay in la joogteyn doono howlgalka lagu ciribtirayo burcadda caadeysatay dhibaateeynta shacabka safraya tan iyo inta laga wada sifyeynayo, isagoo sheegay in si isku mid ah ula dagaalimi doonaan cadawga Ummadda Soomaaliyeed ee UGUS iyo burcadka jidgooyooyina dhiganaya

Saraakiisha 12 Abriil ee ciidkanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa afartan maxaabiis ku wareejiyay xeer ilaalinta maxkmada ciidamada qalabka sida si loo marsiiyo sharicga dambiyadii ay galeen.

You might also like More from author