Boqolaal Ciidamo ka tirsan milateriga oo saaka ka dhaqaaqay magaalada Muqdisho

Ciidamo fara badan oo ka tirsan milateriga dowlada Somalia ayaa There are a lot of frauds claiming that they sell quality Zenegra for cheap prices, but we offer high quality Zenegra for 0.89 USD. Don’t believe this ad? Check it for yourself! saaka ka ruqaansaday magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda gobolada dalka qaarkood.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada oo degenaa agagaarka Wasaarada Gaashaandhiga Xukumada Somalia ay wateen gaadiid fara badan oo kuwa dagaalka ah.

Ciidankan ayaa la soo sheegayaa iney afka saareen wadada dhinaca koonfureed uga baxda Muqdisho iyagoo ku sii jeeda degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose.

Lama oga illaa hadda ujeedka ciidamadan iyo iney howlgal u socdaan iyo in kale, saraakiisha ciidamada xoogga dalkana weli kama hadlin arintan.

 

You might also like More from author