Boliiska dalka Kenya oo gacanta ku dhigay nin la baadi goobayay in muddo ah

Wararka ka imaanaya dalka Kenya gaar ahaan Boliiska dalkaas waxa ay sheegaya in gacanta lagu dhigay Cali Xuseen Cali iyo labo nin oo ay wada shaqaynayeen kuwaas oo laga soo qabtay magaalada Malindi ee dalkaas kaddib markii lagu eedeeyay in ay lacago u uruurinayeen kooxaha Argagixisada ah ee ka dagaallama bariga Afrika.

Horay dowladda kenya waxa ay lacag u dul dhigtay madaxa Cali Xuseen Cali oo ah Muwaadin Soomaaliyeed muddana ay kudaba jireen helidda Xogtiisa.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in hay’adaha ammaanka dalka Kenya ay baadi goobayaan rag ka tirsan ururka Al-Shabaab oo isugu jira Kenyaati iyo Soomaali, isla markaana laga digay inay qorsheynayaan If you are in need of a cost effective solution for your betnovate purchase, you’re in a right place! Buy it for 7.64 USD at our store right away! weeraro ay ka geystaan gudaha dalkaasi Kenya.

You might also like More from author