Barnaamijka Amuuraha Haweenka: Drs Faadumo ” Soomaalida Iswidhen degen ayaan barnaa xuquuqda waalidiinta ay leeyihiin …” *Dhageyso*

Barnaamijka Amuuraha Haweynka oo noo daadihiso Ikraam Cali Kaar oo ka soo baxo idaacada Somaliweyn Gothenburg Sweden ayaan waxaan ku wareysanay Dr Faadumo Axmed Cismaan oo diyaarineysa PHD ee cilmiga caamifaadka ee Jaamaca Dalarna ee gobolada dhexe Sweden.

Drs Faadumo iyadoo khadka taleefanka noogu warameysay ayaa waxaa ay degaankaasi ka bilowday in ay wacyi galiso Soomaalida ama Ajaaniibta degen halkaasi ay siiso wacyigalin The best prices for lexapro are gathered at our store and if you want to take advantage of our deals, as we offer it for only 0.39 USD! ku saabsan xaquuqda waalidka uu leeyahay ee wadankan Sweden hadii ay ahaan laheed mida caafimaad iyo mida arimaha bulshada, ayadoo ay la kaashaneyso qubaro Soomaaliha oo aqoon u leh cilmiga bulshada (Socianom) oo waalidka u sheegaaya waxyaabaha laga doonaayo sidii uu u badbaadin lahaa caruuurtiisa si aysan u dhicin in laga qaato caruurta uu dhalay.

Wareysig oo aad xiiso u leh waxaa kaga bogan kartaan halkaan:

DHAGEYSO


You might also like More from author