Barlamaanka koonfur Galbeed oo maanta kulmay iyo Shariif Xassan oo kulanka furay

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta furay kalfidhiga 3aad ee Barlamaanka Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Furitaanka kalfadhiga 3aad ayaa waxaa soo xaadiray 92 xildhibaan, waxana lagu soo waramayaa in xildhibaanada ay gudbiyeen mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Maamulkaasi.

Xildhibaanada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa ku eedeynaya Shariif Xasan Sheekh Aadan in uu ku fashilmay Hogaaminta maamulkasi, waxana ay ku sifeeyeen in uu noqday kali taliye ku We can fulfill your Female cialis needs in the best and most cost effective way. Buy your Female cialis now for only 1.31 USD! tagrifala awooda.

Ku dhawaad 70 xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa dhawaan saxiixay mooshinka ka dhanka ah Shariif Xasan Sheekh Aadan.

ma ahan markii ugu horeysay ee khilaaf uu ka dhaxdhasho madaxda maamul goboleedyada ka jira gobalada Somalia, waxaana uu khilaafku noqday mid soo noqnoqda oo dhaqan u noqday Siyaasiyiinta Somalida

You might also like More from author