Amar kasoo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya

Ilwareed Online

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ku amray dadka deggan Madaxtooyada Soomaaliya in ay muddo 14 cisho ah uga guuraan.

Warqad kasoo baxday Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay muhiim tahay in dadka degan dhismayaasha Madaxtooyadda in ay kaga guuraan si dhismo loogu sameeyo.


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Amar kasoo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author