Al-Shabaab oo Tababar u soo Xiray Ciidamo ay ugu talagaleen inay weeraro ku qaadaan Dalka Kenya +Sawiro

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa tababaro loo soo gabagabeeyay, iyadoo Ciidamada Shabaabka ee tababarka loo soo xiray ay intooda badan ay ahaayeen kuwo u dhashay dalka Kenya, kuwaasoo maalmahaan Tababar ku qaadanayay deegaano ka mid ah koonfurta Soomaaliya. You can buy your Benicar only for $0.64 right now! Take advantage of this premium offer!
Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) Afhayeenka Al-Shabaab ayaa soo xiray tababarka la siiyay Ciidamadaan Shabaabka ah, wuxuuna sheegay Afhayeenka Shabaabka in ciidamadaan loogu talagalay inay dagaalo ka gaystaan gudaha dalka Kenya.
Dhanka kale Afhayeenka Shabaabka ayaa sheegay in loo Tababaray Ciidamadaasi inay ka dagaalamaan Gudaha Kenya, isagoo sheegay inay rajaynayaan inay noqdaan kuwii Furan lahaa Kenya.

 

    

You might also like More from author