Al-Shabaab oo sii daysay Shaqaale samafalayaal oo ay horay u qafaasheen.

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Al-Shabaab ay sii daayeen Afar Qof oo ka shaqeeya Samafal islamarkaana Maamlmo ka hor laga Afduubtay Deegaanka lagu magacaabo Caluula Cad oo 10 KM u jirta Magaalada Baledweyne.

Magaalada Baladweyne wararka laga helaayo ayaa sheegaya Don’t want to spend a premium for your Brand viagra? This is a solved issue, as you can buy it at our store now for only 4.75 USD! in shaqaalahaas oo ahaa kuwo ka shaqeynayay Howlaha Samafalka ay hadda ku sugan yihiin Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

 

Dhanka kale Al-Shabaab ma sheegin sababta ay u afduubteen iyo sida ay ku sii daayeen midna.

You might also like More from author