Al-Shabaab oo Degmada Tiyeegloow laba Nin Gacmaha uga jaray.

17

Wararka ka imaanaya Degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Al-Shabaab meel Fagaare ah Gacmaha uga jareen Labo Nin oo ka mid ahaa dadka Degaankaasi.
Ragga Shabaabku ay Gacmaha ka jareen ayaa lagu kala Magacaabaa Aadan Muxamed Nuur oo 42 Sano jir ah iyo Isxaaq Aadan Xasan oo 23 jir ah ,waxayna ku eedeeyeen inay Jabsadeen Dukaan ku yaala Tiyeeglow kana baxsadeen lacag dhan Labo iyo Toban Milinyan oo Shilin Soomaali ah.
Shabaabka ayaa Goobta ay Gacmaha uga jareen labada Nin ayaa waxaa ku sugnaa dadweyne ay ka soo aruuriyeen Degmada Tiyeeglow si ay Goobjoog uga noqdaan oo ay u daawadaan Falkaasi ay Raggga gacmaha uga jarayeen.

Don’t you want to save on your Penegra purchase instead of spending a premium? You can do it with us, buying Penegra for 4.55 USD!

You might also like More from author