Aden Bare Dualeh Oo kuguuleystey Kursigii NB (baarlamaanka) ee Magaalada Gaarisa *Daawo*

Ilwareed Online

Gudiga Doorashada ee Magaalada Gaarisa ayaa Sirasmia ugu Dhawaaqdey Inuu Aadan bare Du’aleh ku guuleystey kutsigii magaalada Garissa Gudiga Doorashada ayaa Gudoonsiisey Aden Bare Du’aleh shahaadadii NB (Baarlamaanimada) ee Uu kuguuleystey

Aden Bare Du’aleh waxaa latartamey Faarax moalin Dawaara Oo ah nin aan Laga jecleyn guud ahaan wadanka Kenya Gaar ahaan Garissa Oo ah halka Uu katartamayey Farax Oo ah nin kuguuldareystey Siyaasada lagu hormarinayo wadanka Kenya Oo ah nin Lagu eedeeyo Calooshii ushaqeyste Oo aan habayaraatee waxba uqabanin Shacabka Uu karaadinayo Codka Oo horey ugu Fashilmey kanatashadeen Shacabka Garissa.

Waxaa xusid mudan in Dharbaaxada kudhacdey Faarah mo’alin Dawaara ay tahey mid uusan kasoo waaqsaneynin Oo ah tii ugu danbeysey ee Damaaciga Raadinta Codka Shacabka waxeyna cadeyn cad utahey ineyna shacabka gaarissa ayna Diyaar uaheyn iney doortaan Shakhsi aan waxba uqabaneynin

Waana kan Hon Aden bare Du’aleh Oo lagu doonsiinayo Codkii Shacabka magaalada Garissa

Receiving my certificate from the IEBC Returning Officer at Garissa University.

(function(d, s, id) { var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0]; if (d.getElementById(id)) return; js = d.createElement(s); js.id = id; js.src = “//connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v2.10”; fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);}(document, ‘script’, ‘facebook-jssdk’));

Aden Bare Dualeh Oo kuguuleystey Kursigii NB(baarlamaanka) ee Magaalada GaarisaGudiga Doorashada ee Magaalada Gaarisa…

Posted by Ibraahin Arab on Wednesday, August 9, 2017



Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Aden Bare Dualeh Oo kuguuleystey Kursigii NB (baarlamaanka) ee Magaalada Gaarisa *Daawo* appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author